Waxa jira tobansiyaabood oo muhim ah oo ilahay kugu caawindoono inaad jeclaato wax akhriska
1.habka koowaad inaa niyad oo la soo jeediyo
Iyo hadafka oo la cadeeyo
2.habka labaad waa inaad dejiso qorshe wax akhris
3.inaad waqti go,an uqoondeyso oo aad ka faa,ideysato firaaqada
4.habka afraad waa hab muhim ah tartiib tartiib u socshasada ama tilaabo tilaabo u kobcinta akhriska
5.dadaal iyo dhiiranaan dhab ah
6.isku duwid macluumadka iyo nidaam
7.dhisida maktabad kala du wan oo kujirta guriga
8. Lawadaag wax aad akhriso dadka kale
9.in aad iskaashitaan asxaabtaada iyo walaalahaaga akhriska
10 in aad ka qaadato cilmiga culimada
Gabababo
Marka isticmaasho hababkaan waxaad ka dhigikartaa akhriska mid xiiso leh. fudud iyo wax tar leh si joogto ah u adeegsiga hababkaan
Waxay kaa dhigi doonaan akhriska mid sahlan
Oo aad ku raaxaysato
0 Comments