Ticker

6/recent/ticker-posts

WAX AKHRISKA IYO FAA'IDOOYINKA UU LEEYAHAYU












WAX AKHRISKA IYO FAA IDOOYINKA UU LEEYAHAY
Waxa rabaa inaan wax kaqoro wax akhriska
 iyo faa'dooyinka uu leeyahay si kooban wax Akhrisku waa mid ka mid ah caadooyinka ugu Fiican ee ay tahay inaan kor u qaadno oo aan ku barbaarino caruurteena aan barno dadka kale 
1 .Wax akhrisku waa furaha aqoonta daliil waxa ugu filan aayadii ugu horesey ee allaah subxaanahuu watacaala kusoo dejiyey nabigeena naxariis iyo nabad giliyo korkiis ha ahaatee  waxa lagu amrey akhri 
2. wax akhrisku waa cuntada nafta iyo qalbiga
Gaar ahaan qur'aanka iyo adkaarta iyo kutubta wacdiga ah
3 .daahirnamada nafta
4 .Fahamka diinta maadaama ay tahay hab muhim ah oo aad jahliga naftaada kaga saareyso
Inaad oo barato kaliya axkaamta shareecada iyo wax ku xiran
gunaanad   hadii aad rabto inaad wax badan ka ugaato wax akhriska iyo faa 'idoo yinkiis waxad ka heleysa kutubta iyo buugaagta ay qoreen culmad iyo qoroyaasha kale








Post a Comment

0 Comments